Magaalooyinka Sacuudiga oo markii ugu horeysay laga furayo Shineemooyin

Sucuudiga ayaa markii ugu horraysay mudo tobanaan sano ah dalkiisa ka furaya Shineemooyin labada todobaad ee soo socda. Arintani waxay qayb ka tahay heshiis Sucuudigu la galay AMC oo ah shirkadda ugu wayn dunida ee shineenooyinka oo bixisay ruqsadihii ugu horeeyey ee shineemooyin magaceeda ku shaqeeya lagaga furayo Sucuudiga. Sida qorshuhu yahay AMC ay shan … Continue reading Magaalooyinka Sacuudiga oo markii ugu horeysay laga furayo Shineemooyin